600 Daawo::Taliyaha ciidamada AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::Taliyaha ciidamada AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb


Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma ayaa goordhaw ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Gen. Tigabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa waxaa Garoonka dayuuradaha ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo ay ka mid ahaayeen Taliyaha qeybta 21-aad iyo Taliyaha DANAB ee 21aad ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha AMISOM ayaa haatan kulan kula aleh Magaalada Dhuusamareeb Wasiiro ka tirsan xukuumada Somalia oo uu ka mid yahay Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale.

Lama faahfaahin ujeedada safarka taliyaha AMISOM uu ku tegay magaalada Dhuusamareeb anagoo wixii warar dheeraad ah ee ka soo kordha socdaalka wafdigan idinkugu soo gudbinayna Wararkeena dambe insha Allaah

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...