dahabshiil

Wararkii Ugu Danbeeyay Xiisadii Dhuusamareeb

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo xasaasi ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Kulamadan oo ahaa kuwa aan loo kala kicin ayaa waxaa diirada lagu saaray khilaafka dowladda federaalka iyo Ahlu Sunna Waljamaaca.

Sida ay wararku sheegayaan kulamada ayaa waxaa wada qaatay hoggaanka Ahlu Sunna iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliy, Cabdi Maxamed Sabriye.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaaa Warbaahinta u sheegay in la xaliyey tabashadii ay qabeen ururka Ahlu Sunna Waljamaaca, islamarkaana meesha laga saaray khilaafkii ka taangaan magaalada Dhuusamareeb.

Hoggaanka Ahlu Sunna ayaa sheegay inay ka tanaasuleen tabashada ay qabeen, islamarkaana wixii hadda ka dambeeya raali ka yihiin howlaha ay wado dowladda.

Arrintan ayaa soo afjareysa xiisadii u dhexeysa dowladda dhexe iyo Ahlu Sunna oo dhankeeda xal ka gaartay kala qeybsanaanta ka jirtay dhexdeeda.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16497

Posted by on Aug 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841