Sayid Maxamed Cabdille Xasan Oo Lagu yidhi”Somaliya Goorma loo Yaaba Markaasu yidhi Maalintay Midgo iyo Mareexan U taliyan!!”

Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo ahaa Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Dhulka Soomaaliya Ka taliya mudo 20 sano ah Iyadoo Dalku u kala qobqobna Talyaani iyo Ingiriis ayaa laga qoray Taariikho Dhaxal gal ah.

Sayid Maxamed waxaa uu ahaa nin soomaalida qabiilkasta iyo Jifo kasta aad u yaqan Talo ahaan iyo maskax ahaan waxay Bulsho tari karto iyo waxay yeeli Karto.

Sayidka xili uu ka wara maayay qabaa ilada soomaaliya ayaa la weydiiyay “”Sayid Somalia Gormay ugu darnaan doonta‘ markaasu yidhi “ma Ku Darteen Maalintay Midgo Iyo Mareexaan u taliyan”

ilaahay amarkii saa wey u taliyen laduba oo Maxamed Siyaad barre oo Mareexaan Ah iyo Janaraalkii Garbaha Casa ee Samatar ayaa u taliyay wixii ka dhacayna waa la ogaa oo Aayo xumada ilaa maanta soomaali u kala laadlaado waa dhaxalkii ay uga tegen.

Talo xumada Mareexaan waa ta keentay In Dawlad Soomaaliyeed oo leh awood ciidan oo kala duwan in ay dadkeeda La dhacdo Diyaarado una rushayso Sidii dal ay dagaal kula Jirto Hargaysa, waana Ta keentay In maanta Beesha isaaq saskii ay Ka qaatay Rushayntii Xukunkii Siyaad barre ay wali uga Didsan tahay Somaliya.

Mar kale 2019 waxaa talada dalka soomaaliya haya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ah Nin Mareexan ah islamarkaana u dhaqmaya ama soomaalida isdilasay 30 sano ee iskuwada bugta doonaya in uu Ku Maquuniyo Xoog aanba meesha oolin, iyo Cadaawad.

Maxamed Siyaad Barre waxaa uu Somali Nacsiiyay Beesha isaaq Armu Farmaajana Somali nacsiiya Jubaland marka la eego Ficilada Foosha xun ee Farmaajo kula Diriraayo Maamulka soomaaliyeed ee Dhulkiisa Nabada kala Danbeenta iyo Amniga u samaystay kaliyana uu Farmajo kula diriraayo dan isaga khaas u ah ee wax kale oo uu ku haysta aysan Jirin Jubaland,