
Odayaasha Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood ayaa maanta Taageeray jabhada Kornayl caare Hogaamiyo iyo Go aamada Beesha Garxajis.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Odayaasha Laascaanood ayaa Fariin Digniin ah u diray taliyaha maleeshiyada Muuse Biixi Nuux taani Nuux Baasto.

63 total views, 2 views today