Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe”Caleema Saarka Axmed Madoobe Waan Tagaya”

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Madal Fagaare ah ka sheegay in uu Ka qeyb Galaayo Caleema Saarka Madaxwyenaha Jubaland Axmed Madoobe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadalka ka soo yeedhay Faysal cali Waraabe ayaa Noqoya hadii uu hirgalo mudo 30 sano kadib markii ugu horeysay oo Xubno ka socda maamulka somaliland ay ka qeyb galan caleema saarka madaxda Gobolada Koonfurta Soomaaliya.