Daawo:Hargaysa Oo Lagu Casuumay Xalay Nin u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah:
Xarunta ayaa sannadkan ku casuuntay magaalada Hargeysa Donald Molosi oo ah qoraa reer Botswana ah u na ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah.
Donal Molosi ayaa xarunta dhaqanka ee Hargeysa xalay ku soo bandhigay film uu sameeyay oo la yidhaahdo “We are all blue”.
Xarunta ayaa horey u casuuntay gabadh iyaduna u dhalatay dalka Ingiriiska oo sidan oo kale u ololeysa guurka dadka isku jinsiga ah.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16506