dahabshiil

Cabdirashiid Xidig Intuu Islaha Khalkhal Gali Jubaland ayuu Naftiisa Khalkhal Galiyay.

Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah saddexda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaallo xeebeedla Kismaayo ayaa sheegay in shirqoolo ka dhan ah xubnaha isbedal doonka uu ka bilowday magaaladaasi.

Xidig oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa xaqiijiyey in la beegsanayo qaar ka mid ah xubnihii la doortay, golaha baarlamaanka, odoyaasha dhaqanka iyo guud ahaan shacabka isbedel doonka, sida uu hadalka u dhigay.

“Dhammaan isbedel doonka Jubbaland waxaan idiin xaqiijinayaa inay bilaabatay shirqoolo lagu ugaadhsanayo xubnihii isbedel doonka iyo qaar kamida xubnihii la doortay, golaha baarlamaanka , odoyaasha dhaqanka iyo guud ahaan shacabka isbedel doonka.” ayuu yiri C/rashiid Xidig.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aysan jiri doonin cid hor istaagi karta  geediga isbedelka Jubbaland, islamarkaana ay guuleysan doonaan.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan doorashooyin iska horjeed ay ka dhacayeen Kismaayo, laguna doortay Axmed Madoobe, Cabdirashiid Xidig, iyo Cabdinaasir Seeraar.

Sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta Jubbaland xafladda caleema saarka ee Axmed Madoobe ayaa dhaceysa 26-ka bisha September soo socota.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16503

Posted by on Aug 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841