Deg Deg Daawo::Amniga Buuhoodle Oo Walaac Xoogan Laga Qabo,

Magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn ISlamarkaana ah Magaalada kaliye haatan U madax Banaan Bulshada SSC ayaa laga soo sheegaya warar aan loo Bogin iyo Amni daro guhedeeha laga Abaabulaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buuhoodle oo ay dagan yihiin Dad Walaalo ah islamarkana isku Aabo iyo Hooyo AH ayaa laga soo sheegaya falal Halis ku ah Amniga Magaalada,iyo wada noolaanshaha Bulshada

Xiliyada Habeenkii ayaa magaalada waxaa ka dhaca Weeraro ay fuliyan dhalinyaro hubaysan Kuwaaso rasaaseeya Qeybo kamid ah Magaalada.

Rasaasenta Magaaada iyo Khalkhal galinta Amni ee Buuhoodle ayaa walaac xoogan ku abuurtay Bulshada Ehelka ah ee Magaalada kuwada nool.

Si kastab ha Ahaate Waxaa Xasuus Mudan in Buuhoodle leedahay Cadow badan islamarkaana markasta cadowgu ku dadaalo sidii ay Isaga Hor keenilahaayen Bulshada halkaasi ku wada dhaqan Sidii ay uga Faa’iidaysan lahaayem.

 53 total views,  1 views today