dahabshiil

Deg Deg Daawo:Xaaf Oo Hambalyo Udiray Axmed Madoobe.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo 22-kii bishan loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

Warqada hambalyada ee kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xaaf oo maanta la shaaciyay ayaa Axmed Madoobe loo diray 22-kii bishaan oo ku beegneyd maalintii loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland.

Xaaf ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo maamulka jubaland inay wada-hadal ku xaliyaan khilaafka ka dhex-jira dibna loo soo celiyo wadashaqeyntii ka dhaxeya labada dhinac.

Hambalyadaan uu madaxweyne Xaaf u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland oo maanta la shaaciyay ayaa kusoo aadeysa xilli uu Xaaf maanta gaaray magaalada Hobyo kadib ku dhowaad laba bi loo uu ku sugnaa Muqdisho.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16493

Posted by on Aug 28 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841