
Saraakiisha ciidanka Buuhoodle iyo Ciidamada Daraawiishta Buuhoodle ayaa Socdaal ay ku soo xidhaayeen Xuduudaha Gobolka Cayn ku tagay Deegaanada Hagoogane.Kalshaale iyo Deegaano kale,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Saraakiisha Buuhoodle Ayaa Jawaab adag Siiyay Taliyaha Maleeshiyada SNM Nuux Taani Mr Nuux Baasto.
Talaabadan ay Qaaten Ciidamada Difaaca Buuhoodle ayaa ah Mid Hurdada udiiday Muuse Biixi iyo Taliye Nuux Taani ISlamarkaana waxay Bixiyen saraakiisha Buuhoodle Jawaab Isugu Jirta Ficil iyo Dhoolatus Aan Lahayn Gabasho.
Dhaqdhaqaaqa ciidamada Difaaca Gobolka Cayn sameeyen ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan hadal Fool Xun uu ka soo yeedhay Taliyaha Maleeshiyada Somaliland Nuux Taani.

54 total views, 1 views today