600 Uganda Oo Shaacisay War Halis Ku Ah Dalka Soomaaliya. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Uganda Oo Shaacisay War Halis Ku Ah Dalka Soomaaliya.

asiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda dalka Uganda, Henry Okello Oryem ayaa sheegay in qaar ka mid ah ciidamada loo tababaro dowladda Soomaaliya ay ku biiraan Xooggaga Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

Mr Henry Okello Oryem ayaa is weydiiyey ma Al-Shabaab ayaan ammaanka ku wareejinaa?

Sidoo kale wuxuu sheegay in aysan cabasho aheyn, balse ay Uganda ka murugsan tahay tayada ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

“Ma cabaneyno, laakiin waxaan ka murugsannahay Tayada Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya” ayuu yiri wasiirku.

Dhanka kale wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Uganda ayaa ka digay in ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM laga saaro Soomaaliya.

Henry ayaa sheegay in guulaha ay haatan gaareen ciidamada AMISOM ay ku soo dhammaan karaan fashil, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuftay in haatan QM ay ku howlan tahay sidii loo dhimi lahaa tirada AMISOM oo uu xusay inay ka dhalan karto qatar xoogan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...