600 Deg Deg:Safar Shaki Leh Oo (Dhooba-daareed) Ugu Baxay Muqdisho, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Safar Shaki Leh Oo (Dhooba-daareed) Ugu Baxay Muqdisho,

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

Inkastoo uusan warbaahinta la hadlin guddoomiye Dhooba-daareed haddana ilo wareedyo katirsan xafiiska baarlamaanka ayaa u xaqiijiyey Khaatumonews inuu yahay safar shaqsiyadeed.

Maalin ka hor waxaa magaalada Garoowe ka dhoofay wasiirka waxbarashada Puntland oo ay weheliyeen wasiiru dowlaha iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland.

Safarka masuuliyiinta waxbarashada Puntland ayaa la xiriira xallinta khilaafka ka dhexeeya wasaaradaha waxbarashada dowladda federaalka iyo Puntland, fududaynta shahaadada ardayda dhammeeyey dugsiyada sare ee Puntland iyo qaybsiga deeqaha waxbarashada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...