Daawo:Wefti Itoobiya Ka Socda Oo Soo Gaadhay Gobolka Sool,

Waxaa Gobolka Sool Soo gaadhay Wefti Culus oo Ka socda Dawlada Itoobiya Weftigan oo isugu jira Masuuliyiin kala duwan ayaa Si Balaadhan loogu Soodhaweeyay Deegaanka.