
Taliyaha Maleeshiyaadka Maamulka somaliland Nuux Taani ayaa si yaab leh uga hadlay Ciidamo kamid ahaa mamaulka somaliland oo u goostay dhanka puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Nuux Taani ayaa sheegay in Uu Hambalyo u diraayO ciidanka ka goostay somaliland isagOona sababta u hambalyada ugu diraayo ku sheegay inay ahaayen ciidamada ka goostay somaliland kuwo lacag bilaash ah iska qaata islamarkaan aan waxba u qaban jirin somaliland,

71 total views, 1 views today