Daawo:Caare Oo Caawa Afka Furtay Arrimo Badana Dibada Soo Dhigay.

Taliyaha Jabhada Dulmidiid ayaa si yaab leh ugu jawaabay Taliyaha maleeshiyaadka Jeegaanta Nuux taani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Caare ayaa fashiliyay Sirta Dagaalkii Koonfur Sool ee Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame islmarkaana waxaa uu sheegay in Nuux taani Hubka isku Siin jiray Beelaha Dhulbahante,

Caare Ayaa Yidhi “”Nuuxow Hadii Cid Gacan Ku Dhiigle Tahay Adaa Ah Oo Laayay Kumanan Qof Miyaa ilowday Kalshaale Dadkaa Ku Xasuuqday Miyaa ilowday Dagaalkii Koofurta Sool Ee Aad Hubabka isku dhiibaysay Beelihii Wlaalahaa Oo Aad Lahayd isku Xasuuqa Oo Kala adkaada Dhulbahante inuu Bilaa Caqli Yahay Waagasa Ogaaday Ayuu Caare Yidhi “”Oo Nuux Bay isku Maqleen.