Waa Qormo aan ugu magac Daray Gunimo waxay fadhida caawa Beesha Dhulbahante,sababta aan u idhi waa mid aan been ahayn islamarkaana aan mudaba la sugaayay in aan helo cid iigu marqaati furta balse maanta waxaa ii markhaati furay in Gunimo Fadhido Hoy Dhulbahante Nuux Taani iyo Ciidamadii Warsangali ee Ka baxay Taliska SNM,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Maamulka isku magacaabay Somaliland ee Ku Dhisan Ciilqabka iyo Cunsurinimada waxaa u deegaanada sool iyo sanaag kusoo fiday xiliyo kala duwan sanaag waxay u gacan gashay maamulka SNM 1999 halka Sool-na waxay u gacan gashay 2007.

Wixii intaa ka danbeeyay waxay Beesha Isaaq deegaanada sool iyo sanaag ka samaysatay maleeshiyaad Dhulbahante iyo Warsangali ah oo ay siiyan mushahaar kuwaaso noqtay lafdhabarta kaliya ee ay ku joogan dhulka sool iyo sanaag isaaq,

Sanaag siiba gudaha ceerigaabo mooye maamulka isaaq marna magaaadhin dagmooyinka Badhan dhahar laasqoray sababo la xidhiidha qoryaasha iyaga u dajisan awadood.

Sanadii 2007 markii maamulka isaaq iyo maleehiyaad dhulbahante ahi la warageen Laascaanood waxaa ku xigtay weeraro lagu qaaday deeganada kale Ee dhulbahante islamarkaana maamulka isaaq isku fidinaayo.sida Taleex.XudunWidhwidh Saaxdheer Buuhoodle. waxaaso weerar ah qof ka diiray oo dhulbahante ah lama arag siiba kuwa ku jira ee Maleeshiyaadka ah kaliyana waxay eegaayen xoogaga sandareerada ah ee ay qaatan sidaana waxaa Gunimo ku xambaartay Beesha dhulbhante,

Waayo Nin Ka Diiri waayay Weerarka Taleex”Widhwidh.Buuhoodle Xudun.Saaxdheer”Miyaanu Ahayn Hoyga Gunimada Halka Wiilasha Warsangali ee Ugaba Horeeyay Kuwan Dhulbahante Sandareerada isaaq Ay Hal Subax Ka dareeren Isaaq Markii La Qorsheeyay In La Weeraro Badhan iyo Laasqoray iyo Hadhar.

Beesha warsangali markii la isku dayay in la weeraro deegaandooda khaaska ah sida Badhan Laasqpray Hadaftimo waxa ka dhashay qorshe aan lafilayn oo waliba isaaq ka filayn waxaana guud ahan isaga baxay Hal Subaxa somaliland maleeshiyaadkii beesha isaaq u siin jirtay Mushaarka inay ka caawiyaan qabashada Dhulka warsangali iyagoo maleeshiyaadkaasi qaatay talada dadka iyo Cuqaasha warsangali.

”Hore ayaa loo yidhi Gob ayaa Gari Gasha ee Gun Magasho’

Nuux Taani hadalka ka soo yeedhy maanta ee u yidhi “Ciidamada warsangali lacag ayay naga qaadan jiren aysan wax noogu qaban macnaheedu waa lacagta aan ku siino kulaa dadkaaga nooguna gumee hooyada aabaha iyo tolka sida Maleeshiyaadka Dhulbahnate dhulkooda iyo dadkooda noogu gumeeyem.

Ugu Danbayn Akhriste Aan soo uruurshe qoraalkee Miyaanay Hoyga Dhulbahante caawa fadhiyin Gunimo oo aysan Yeelin Sida nuux sheegay Oo aysan Lacagta ay qaatan Ku Gumayn dadkooda Halka Raga warsangalina diiden in ay shilimo ku gumeeyen Dadkooda,