600 Gobalka Mudug: Xaflad aroos oo la weeraray | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Gobalka Mudug: Xaflad aroos oo la weeraray

Wararka naga soo gaaraya degaanka Lulubsho ee Gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ka qeyb galayay Munaasabad Aroos ah.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in rasaasta uu furay Ruuxa hubeysan  uu ku dhintay hal ruux, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 2 Ruux.

Dadka dhaawacmay ayaa lasoo qaaday Isbitaa ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, waxaana la sheegay in xaaladooda Caafimaad ay Wanaagsan tahay.

Ninka hubeysan ee rasaasta ku furay Arooska ayaa la sheegay in uu baxsaday, islamarkaana hadda ay ku raad jooggaan Odayaasha dhaqanka degaanka.

Degaanka  Lulubsho ayaa ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...