dahabshiil

Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,

Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga degmada Badhan G/sare Guray Cismaan Saalax iyo ciidankiisi ay si rasmiya ugu soo wareegeen ciidamada Puntland.

Af-hayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani oo ku sugan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag halkaasi oo uu booqasho ku joogo ayaa saaka shaaciyay in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga Badhan uu ku soo wareega dhinaca Puntland

“Ugu danbeyn waxaan ku guuleysanay in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee aaga Badhan Gurey Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay kusoo wareegaan Dowladda Puntland” ayuu yiri Dabaraani oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook.

Sidoo kale Af-hayeenka ayaa u mahadceliyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo mas’uuliyiin kale oo uu sheegay in ay dadaal ku bixiyeen soo wareegidda taliyaha iyo ciidankiiisa.

“Waxaan u mahadcelinaya Madaxweyne Deni dadaalkii uu ku bixiyey arrintan, sidoo kale dhammaaan Masuuliyiintii dowladda ee ka qeyb qaadatay arrintan sida Guddoomiyaha Gobolka Cali Xuseen, xildhibaanada Baarlamaanka iyo Guurti Cabdullaahi Cabdi Ibraahim, ayaan u mahadcelinaya” ayuu sii raaciyay qoraalka.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16331

Posted by on Aug 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841