Deg Deg:Musharax Axmed Madoobe Oo Hada Soo Gaadhay Hoolka Doorashada.

Musharax Axmed Maxamed ISlam Axmed Madoobe oo ah Musharax Madaxweyne Ee Jubaland Shanta Sano ee Soo socota ayaa hada soo gaadhay Hoolka Doorashada Jubaland.

Musharax Axmed Madoobe oo ay Galbinayaan Gadiidka Dagaalka iyo Baabuurta loogu Talo Galay Soodhaweynta Madaxda ayaa gaadhay Hoolka Doorashada.

Doorashada Madaxwyenaha jubaland ayaa la filaya in ay Hada Bilaabato iyado ay xusid mudan tahay in Cirka Badda iyo Bariga Kismaayo Xidhan tahay Islamarkaana Daawadayaal ay ka yihiin Madaxda Beesha caalamka iyo Dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo Itoobiya.