Deg-deg :- Sidee Ayay U dhacdey Doorashadii Jubaland Akhriso Natiijada.

Doorashada Jubbaland: Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

Dhinaca Kale: Isbahaysiga Mucaaridka ayaa Cabdirashiid Xiddig u doortay madaxweynaha Jubbaland halka madaxweyne ku xigeenna loo doortay Aadan Afay.

Labada doorashaba waxay ka dhacayaan magaalada Kismaayo.

 56 total views,  1 views today