
Waxaa Maanta warbaahinta la hadlay Daba dhilif Saleebaan Cali Koore Wasiitka biyaha maamulka Isaaq kaaso maamulka isaaq Ka Raali galinaya Rabshado ka dhacay Magaalada laascaanood.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Raali galinta Saleebaan Cali koore u diraayo Muuse Biixi iyo Beesha SNM ayaa imaanasa xili Wali Dhiiga Inaadeerkiis aanu qalalin islamarkaana maydkuusu uu ku jiro talaagad,
Odayash iyo waxgarad Beesha Ugaadhyahan ayaan wali Aasin maydka marxuun beesha ka soo jeeda uu si kibir ah ay u dilen Maamulka SNM.

60 total views, 1 views today