600 War Deg Deg Ah DAAWO::Shacabka Laascaanood Oo Dhiig Baxay iyo Sarakiisha Ciidanka Khaatumo Ku Dhaartay Inay U Aargudayaan Shacabka, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah DAAWO::Shacabka Laascaanood Oo Dhiig Baxay iyo Sarakiisha Ciidanka Khaatumo Ku Dhaartay Inay U Aargudayaan Shacabka,

Xaalada Laascanaood ayaa cakiran , Illaa iyo Iminka lama xaqiijin karo tirada rasmiga ah ee dhaawacyada dadkii saaka ay xabada la dhaceen Maleeshiyaadka SNM,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cusbitaalada Lasanod General Hospital iyo Lasanod Manhal Hospital ayaa la soo gaadhsiiyey tiro dhaawacyo ah kuwaa oo u badan dhalinyaro lagu daawaynayo xarumahaasi.

Mudaharaadyadan ayaa salka ku haya marxuum 4 maalmood ka hor ku dileen ciidamada SNM magaalada Laascaanood oo aan wali la aasin maydksiia .

Dhakhaatiirtada Cusbitaalladan gaar ahaan Cusbitaalka Manhal ayaa ku baaqay in loo baahan yahay dhiigag u badan 0-

Dhanka kale Saraakiisha ciidanka khaatumo ayaa iyana weerarkan bahal nimada ah shacabka lagu xasuuqay ku dhaartay inay uga aargudi doonan maleeshiyada snm.

Sarakiisha Ciidanka Dib Uxoreenta laascaanood waxaa ay Tacsi la wadaagen cidkasta oo ku shihiiday Weerarka Maamulka Isaaq KU sooq aaday Shacabka Khaatumo,

Sidoo kale Sarakiishu Waxay ugu Baaqen Shacabka Khaatumo Ee Laascaanood in Dhexda Loo Xidho Sidii la isaga Xoreen Laha Wiilasha Gabilay Iyo Hargaysa Laga Keenay ee doonaya inay Laascaanood KU amarku taagleeyan iyo Horgalada Gudaha laascaanood Iyana ku Naasnuujinaya Isaaq

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...