dahabshiil

Madaxweyne Farmaajo Iyo Beesha Mareexaan Oo Hal Qodob Ku Xaqiiqsaday Doorashada Jubaland

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Mudo labo Bilood ah Waxaa Uu Weerar Joogto ah ku hayay Maamulka Jubaland Weerarkaasi oo qorshihiisu ahaa In uu Booska Ka saaro madaxweyne Axmed Madoobe Oo Beesha Farmaajo Si gar ah ugu Ciilqabto.

Hadaba madaxweyne Farmaajo oo ah Siyaasi qurba joog ah oo si nasiib ahna ku helay Xilka madaxweyenimo ee Soomaaliya ayaa Weerar indho la aan ah oo ay ka maqan tahay Masuulnimo waayo aragnimo iyo Meeqaam madaxweyne Ku qaaday jubaland oo u ka aaminsana maamul taag daran oo lamid ah gudoomiye gobol oo kale.

Loolaanka Doorasho Ee Jubaland oo hada Maraysa Meel gabogabo ah islamarkaana Maalinta Bari ah Ay Dhacaysa Doorashada madaxweyne Ee Jubaland ayaa waxaa xusid mudan In Hawada.Badda iyo Bariga Kismaayo ay xidhan yihiin islamarkaana maamulka jubaland awood u yeeshay inuu dhamaan cidkasta ka xidho wada badda iyo bariga kismaayo inta doorashadu socoto,

Doorashada Jubaland oo noqonasa Doorasho abid ka dhacda soomaaliya tii ugu xaasaasi saneed ayaa waxaa quus kala tagay. Ergaysa Qaramada Midoobe Soomaaliya.Itoobiya.iyo Xukumada Madaxweyne Farmaajo.

Isku soowada duubo Doorashada Jubaland Ayaa laga bartay oo kaliya In Beesha Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Farmaajo ay Bartan Awooda Jubaland oo aysan Markii Hore aqoonsaneen.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16288

Posted by on Aug 21 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841