600 Deg Deg:Xiisad Ka Taagan Laascaanood iyo Dil Ka dhacay Xalay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Xiisad Ka Taagan Laascaanood iyo Dil Ka dhacay Xalay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil ay xalay maleeshiyaadka Somaliland ugu geysteen qof rayid ahaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cumar Faarax (Soomadow), kaas oo ka mid ahaa dadka deegaanka.

Maleeshiyada maamulka somaliland ee gobolka sool ayaa waxaa soo food saaray baqdin xoogan iyo Walwal ay ka qaban ciidamada Xoreenta SSC Ee Khaatumo,

Dilkan xalay laascaanood loogu geestay abdiraxmaan Cumar Faarax (Soomadow) ayaa kamid ah Falalka la doonaayo in lagu cabsi galiyo shacabka gobolka,

Dhanka kale Waxaa magaalada laascaanood Haatan ka taagan xiisad culus oo ka dhalatay Dilkaasi Badheedhka ah ee xalay maleeshiyada snm u geesten Marxuun abdiraxmaan Cumar Faarax (Soomadow) ,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...