dahabshiil

Deg Deg:Ciidankii Ugu Badnaa Ee Dhulbahante Oo Dulfadhiya Bixin Iyo Woow,

Waxaa xiisad culus ka taagan tahay deegaanka Bixin iyo woow oo beesha garoowe Ee cismaan maxamuud ay deegaamaysay.

Deegaanada Bixin iyo woow ayaa ah dhul ka tirsan gobolka sool ahna dooxooyiin xola daaqeen ah islamarkaana ay leeyihiin dhul ahaan beesha SSC,.

Hadaba Deegaamaysigan cusub ee beesha garoowe ku samaysat dhulkasi waxaa uu abuuray xiisad hor leh oo laga cabsi qabo in colaad uu sababo.

Ciidamo badan oo isaga kala yimid Gobolada SSC ayaa haatan dulfadhiya deegaanada Bixin iyo woow

Dhanka kale waxaa jira cabsi xoogan laga qabo in dagaal u halkaasi ka dhaco kadib markii ay iska indho maren baaqyo badan oo bulshada ssc soo saaren beesha garoowe.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16187

Posted by on Aug 18 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841