dahabshiil

Daawo:Qarax ka dhacay goob ay ka socotay Xaflad Aroos

Qaraxa oo  ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada Afqanistaan ayaa waxa dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaas oo gaaray inta badan dadkii ku sugnaa Goobta qaarxa lagu weeraray oo ay ka socotay Xaflad Aroos.

Dad goobjogayaal ayaa waxaa ay sheegeen  in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu is qarxiyay xilli lagu guda jiray xafladda arooska,isla markaan aay arkeen meydad farabadna oo yaalla goobta uu qaraxa ka

Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa u badan dadka haysta madhabta Shiicada,waxaana ilaa iyo hadda jirin koox sheegatay masuuliyada qaraxan oo ka dhacay bariga caasimada Kabul.

Xiisad ayaa si aad ah u kacsanayd inkastoo ay jirto in Mareykanka iyo Taalibaan sida la sheegay ay qarka u saaran yihiin heshiis nabadeed.

Qaraxan Ayaa ku soo beegamaya iyada oo 10 maalood ka hor qarax xooggan lala beegsaday afaafka hore ee salhig booliis oo ku yaalla magaalada Kabul,waxaana ku dhintay 14 qof.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16174

Posted by on Aug 18 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841