Deg Deg Daawo:Siciid Deni Oo Fariin Nugul U Diray maamulka SNM,

Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa uga digey maamulka Somaliland xad gudubka iyo daandaansiga uu ku samaynayo deegaamada Puntland gaar ahaan Sool, Sanaag iyo Cayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Denni ayaa sheegay in Puntland ay nabad ugu baaqayso cidkasta oo wax kala dhexeeyaan wuxuuna sheegay in Somaliland ay u soo bandhigayaan in nabad lagu dhammeeyo wixii khilaaf ah ee ka dhexeeya.

Fariinta ugu horaysa waxaan u dirayaa Soomaaliland, shaatigaaga waa lagugu qabsan karaa, dhulka Puntland ee ay kusoo xadgudubtey , wadahadal iyo nabad inaan ku dhammayno oo ku gar-naqsadaan baan ugu baaqaynaa” Ayuu yiri Madaxweyna Puntland.