600 Deg Deg Daawo:Reer Taleex Oo Dhulkii Laga Boobay ee Bixin iyo Woow Leh “Isaaqow Noo Soo Dhiciya” | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Reer Taleex Oo Dhulkii Laga Boobay ee Bixin iyo Woow Leh “Isaaqow Noo Soo Dhiciya”

Xili uu soconaayo Boobka iyo weerarka Beesha Garoowe ku hayso dhulka SSC gaar ahaan Dooxooyiinka Bixin iyo woow ayaa waxaa hadalo aad u liita ka soo yeedhayaan dadkii dhulkaasi lahaa oo ahaa kuwii ku dhiman lahaa dhulkaasi.

Xubno Reer taleex oo shir ku qabtay Taleex ayaa maamulka isaaq ee SNM ka codsaday in Dhulka Laga Boobay ee Bixin Iyo Woow Looga Soo Dhiciyo Beesha garoowe Hadalkaasi oo ah Mid Aad u Liita islamarkaana Beesha Garoowe Usii Xalaaleenaya Bixin iyo woow,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...