dahabshiil

Deg Deg:Muuse Biixi Muxuu Ka yidhi Kulankii Wasiirada Fadaraalka,

Muuse biixi ayaa Fariin usoo dhiibay mid kamid ah La taliyaashiisa Fariintaasi oo ku aadan in uu shacabka lagu daboolay gooni goosadka ee saska ka qaaday sawirkii i muuse biixi la galay wasiirada fadaraalka soomaalia in laga saaro saska.

Cabdiwaaxid Cabdiqaadir, La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee dhinaca Arrimaha bulshada ayaa sheegay in kulankaasi uusan aheyn mid qorsheysnaa, isla markaana ku dhacay si kedis ah.

Cabdiwaaxid ayaa sidoo kale waxa uu kulankaasi ku sifeeyay mid ka dhacay goob cibaado oo aan ku ladhneyn arrimo siyaasadeed.

Cabdiwaaxid Cabdiqaadir, La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee dhinaca Arrimaha bulshada oo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yiri “Meesha Sawirka maanta la wareejinaya uu ka soo baxay waa wadanka Sacuudiga, waa acmaal xajka ah ayaa la iskugu tagay, umaddo badan oo Muslimiina tagay waana meel Muslimiintu ay siman-yihiin oo aan kala laheyn dhinac ay tahayba”.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=16118

Posted by on Aug 15 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841