Deg Deg:Madaxweynaha Mamaulka Khaatumo Gaadhay jiida Hore Sool,

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane Cabdul Cagaluule ayaa Gaadhay jiida Hore Gobolka sool.

MD Cagaluule ayaa kulamo halkaasi kula qaatay ciidamada dib u Xoreeenta sool iyo sarakiisha ciidanka khaatumo.

Masuuliyiinta ugu sareeya maamulka khaatumo iyo saraakiisha ciidanka khaatumo ayaa wada olole xoogan oo la doonaayo in looga midho dhaliyo dib u xoreenta sool iyo sanaag

Wixii Soo Kordha kala soco Khaatumonews.com