War Deg Deg Ah Daawo:Weerar Dhimasho Iyo Daawac Sababay Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag,

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in halkaasi Rag hubaysan oo ka tirsan mid kamid ah beelo hore ugu dagaallamay degaankaas Ceelafweyn ee gobolka Sanaag gaar ahaan Beesha Habar Jeclo Ay weerar Ku qaaden kaalin Shidaal oo Beesha sacad Yoonis Leedahay.

Weerarkaasi oo aan Wax khasaare ah Sababin ayaa waxaa si Dagdag ah uga jawaabay Ciidaamo Muuse Biixi Halkaasi geeyay.

Ciidamada Muuse Buixi geeyay ceelafweyn Oo ka baxsan labada Beedood ayaa weerar Sababay Dhimashada Labo Qof iyo 8 Dhaawac ah U Geestay Beesha habar Jeclo oo weerar ay ku qaaday Sacad yoonis Ka fashilmay.

Xaalada Ceelafweyn ayaa Aad uga sii darasa maalinba maalinta ka danbeysa kadib markii deegaankaasi mudooyinkii ugu danbeeyay u marti galiyay Colaad

 48 total views,  1 views today