dahabshiil

Deg Deg:Muxuu Isku Casilay Maamulihii Machadka Sare Ee Widhwidh,Abu Bakar,Sadiiq,

Sheikh Cabdifatax mohamed Faaliye Gudoomiyihii Machadka sare Ee wdhwidh Abu Bakar Sadiiq ayaa iska casilay Xilkii Gudoomiye nimo ee Machadkaasi oo u hayay Mudo Labo Week Ah,

Machadkan oo aas aaskiisa ay ka soo wareegtay wax ka yar mudo 18 maalin Ah ayaa durba waxaa hadheeyay Khilaaf iyo Isqabqabsi sababay in uu iska casilo xilka Sheikh cabdifatax Mohxamed,

Sheikh Cabdifatax oo la hadlay warbaahinta khaatumo News ayaa sheegay in uu Xilkaasi iska Dhiibay Xalay kadib is Fahan waa sababay inuu baneeyo Booska.

Sheekha iska dhiibay Xilkan Machadka sare ayaa Ee Widhwidh ayaa ahaa Masuuliyiintii keenay In Deegaanku yeesho Machad sare islamarkaana waxaa uu ahaa Abaabulihii xaflada iyo isku duba ridka shaacinta Machadka Abu Bakar Sadiiq ee u haatan Iska casilay.

Maalmiihii la soo Dhaafay ayaa shirar waxaa ay usocden Sheikh Cabdifatax Iyo Barayaasha Machadka iyo Xubno kamid ah Gudiga Dacwada Widhwidh Balse Shirarkaasi laguma guulaysan in uu Machadka Sii Hogaamiyo Shiekh cabdifatax oo kalsooni Buuxda ay Ku qaban Bulshada Deegaanku waxana uu sheekhu arrinkaasi sabab uga dhigay Inay isku Madax Maren Madax Banaaninida Machadka Shaqsiyaad Aan rabin Horumarkiisa balse eegaaya Dano Gaar Ah,

Ugu Danbyan Waxaa uu Sheikh cabdifarax U Mahad Caliyay Culimada Gobolka Sool gaar ahaan Sheikhul Baledka SSC Sheikh cabdinaasir oo Kamid ahaa ka soo Qeyb Galayaashi xafladii Lagu Shacinaayay Machadka iyo Xubno Kamid ah Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Buuhoodle oo iyana Kamid ahaa Martidii Sharaftay Sheekha Xiligii u shaacinaayay Machadka.Abu bakar Sadiiq Widhwidh,

Bulshada Qeybeheeda kala duwan ee deegaanka widhwidh ayuu iyana si gaar ah ugu mahad caliyay Isagoona Ka cudur daartay in Machadku ka Kawsado Muran,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15989

Posted by on Aug 10 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841