Deg Deg Daawo:Cali Maxamed Geedi Oo yidhi”Dawlada Somalia Yaysan Ku Mashquulin Jubaland”

maqal iyo muuqaal Wararka

Siyaasi cali Maxamed Geedi ayaa Si adag u dhaliilay Dawlada Fadaraalka soomaaliya isagoona ku dhadhiilay In Dawladu hortaagan tahay Meeqaamka Muqdisho iyo Arrimha Jubaland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka jubaland Ayaa yidhi”Macno samayn mayso In dawladu Dhahdo ma aqoonsan Doono Natiijada ka soo Baxda Doorashada Jubaland Waxaan xasuusta Xiligi la dhisaayay Jubaland waxaa isku af garan waayay xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe Sidan oo kale ayaa la isugu qabsaday Ugu danbayn Xasan Sheikh waxaa u sheegay in uusan aqoonsan Doonin Natiijada ka soo baxda Doorashada balse Markii danbe waa u aqoonsaday markii beesha caalamku dhexgashay Reer Jubalanda ay dhisten Maamulkoodi”

Ugu Danbayn waxaa uu si adag uga hadlay cali maxamed Geedi Meeqaamka Muqdihsi isagoona ku baaqay in La meel mariyo meeqaamka mqudihso leedahay,,