Deg Deg Daawo:Isimada Dhulbahante Oo Ka Shiraya Boobka Ciise Maxamuud

Waxaa deegaanka Buurowadal ee Gobolka sool Ka soconaaaya shir balaadhan oo ay isugu yimaaden isimada beelweynta ssc.

Isimada ayaa ka shiraaya boobka iyo Xadgudubka Beesha Garoowe ka wado deegaanada Bixin iyo Woow islamarkaana ay ku doonayaan in ay ku deegaameeyen dhulkaasi.

Waxgaradka ssc ayaa shirkooda laga filaya inay ka soo saaran go aamo culus oo ka dhan ah Boobka ka socda Bixin iyo woow,