600 War Deg Deg Ah Daawo:Dhiigyacab Kaahin Iyo Muuse Biixi Oo U Shiraaqday Sacuudiga iyo Siro Ku Duugan Socdaalka, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Dhiigyacab Kaahin Iyo Muuse Biixi Oo U Shiraaqday Sacuudiga iyo Siro Ku Duugan Socdaalka,

Xili hal maalin ka hadhsan tahay maalmaha Waajibaadka Xajka ayaa galabta waxaa si Alle og yahay kaga Duulay Madaarka Hargeysa Madaxweyne Biixi iyo saddex Wasiir oo Madaxweyne Geelle u fududeeyey tegista Xaramka Eebbe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Afhayeenka Biixi warbaahinta u sheegay in Boqorka Sucuudigu Diyaarad usoo diray, haseyeeshee diyaarada waxaa laga soo kiraystay shirkad diyaaradeed oo laga leeyahay dalka Masar ” Sawirka hoose ka eeg diyaarada”

Arrimaha u waaweyn ee Madaxweyne Biixi Hajka u tagayo waxaa kamid ah lakulanka Madaxweynihii Gini Alpha Conda oo uu hore ku arki Kari waayey dalka Gini safarkuu ku tagay.

Sawirada lafilayo inuu halkaasi kusoo galo waxaa kamid ah Madaxweynaha Guinea iyo Madaxweyne Geelle oo u fududeeya lakulanka Boqorka haddii ay suurtagasho.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...