Daawo:Amin Arts Oo Sawir La yaab Leh Ka Sameeyay Axmed Madoobe,

maqal iyo muuqaal Wararka

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa sawir cajiib ah kaseemayay Madaxwaynaha Wakhtigiisu sii dhamaanayo ee Jubbaland Axmed Madoobe.

Sawirka ayaa lagu muujiyey inuu Madaxwayne Madoobe doobe doonayo Isagoo taageero ka helaya ciidamada kenya inuu mar kale dib loo doorto.