dahabshiil

Boqor Salmaan oo Muuse Biixi ku daray Liiska martida iyo Muuse Biixi oo Aan Looga jawaabin Codsi U Ku Lamaaniyay Martinimada,

Boqorka Sucuudiga ayaa Madaxweynaha Somaliland ku dartay martida uu Boqorka Sucuudigu sanad walba ku martiqaado gudashada acmaasha Xajka.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo warqad u diray boqorka dalka Sucuudiga ayaa uga mahadceliyay martiqaadka uu mu sharfay, isagoo sheegay inay talaabadaasi xoojinayso xiriirka ka dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga.

Muuse Biixi ayaa warqadda uu u diray Sucuudaga waxa uu ku sheegay in Somaliland ay tahay dal madax banaan, islamarkaana ay isagana ay masuuliyaddiisa tahay ilaalinta sharafta dalkiisa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu dalbaday in lasoo saaro dal ku galka basaboorka diblamaasiga Somaliland, kaas oo loo sameynayo hab maamuus madaxweyne iyo in loo abaabulo kulan gaar ah oo uu la yeesho Boqorka Sucuudiga.

Madaxweyne Biixi wuxuu warqaddiisa ku muujiyay inuusan martiqaadka Boqorka ku tagi doonin Xajka haddii aan la fulin qodobada uu dalbaday.

Boqortooyada Sicuudigu wax jawaab ah kama bixin qodobada uu dalbaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15878

Posted by on Aug 6 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841