600 Taliyaha AMISOM oo kulamo la qaadanaya Axmad Madoobe | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Taliyaha AMISOM oo kulamo la qaadanaya Axmad Madoobe

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya inuu halkaasi gaaray Taliyaha AMISOM Ticabu Yilma.

Taliyaha ayaa hadda kulan la leh Axmad Madoobe hogaamiyaha waqtiga ka sii dhamaanyo ee Jubbaland.

Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha doorashada Jubbaland oo cabsho weyn ay ka qabaan musharaxiinta Isbadal doonka ah, iyadoo loo arko guddiga doorashooyinka ee shaqada wada iyo odiyasha soo xulaya Baarlamanka iney ka shaqeynayaan danaha Axmad Madoobe oo dhex-dhexaad aysan aheyn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...