Deg Deg Daawo:Maamulka Khaatumo Oo War Cusub Shaaciyay

Laascaanood{ Khaatumonews }Afhayeenka Maamulka Khaatumo Axmed Gacmo yare oo ku sugan Deegaano kamid ah Gobolka Sool ayaa ka hadlay arimo badan oo kamid ah xaalada Halganka Khaatumo iyo Maleeshiyada Somaliland ee Dhulka Khaatumo ku joogta Weerarka Indho Beelnimada ah.

Gacmo yare waxaa uu sheegay In Khaatump diyaar u tahay In Naf iyo maalba loo huro Xoreenta Dhulka Maqan islamarkaana  looga baahan yahay Shacabka khaaumo Dal iyo Dibad in ay Muujiyan Cududooda Kana dhiidhiyan In Dhulkooda ay ka siii taliyan Maleeshiyada Somaliland