
Taliyaha Ciidamada dib u xoreenta Khaatumo Kornayl Faysal Falaalug ayaa ka hadlay Weerar Qorshaysa oo dhawr Jaho Ciidamada Khaatumo saq dhexe Xalay kaga soo qaaden Laascaanood.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mujaahid Faysal waxaa uusheegay in Ciidamada Khaatumo Sidii ay u qorsheeyen weerarka u fulay islamarkaana guul ugu dhamaaday cadowgana uu soo gaadhay jab xoogan.
50 total views, 1 views today