dahabshiil

Deg Deg Daawo:Maydka Yariisow Oo Hada la Keenay Muqdisho,

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyey Meydka Marxuum Injineer Cabdiraxamaan Cumar Cismaan (Yariisow).

Diyaarad qiyaas ah oo ka soo qaaday magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa keentay Meydka guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir.

Meydka oo lagu soo daboolay calanka Soomaaliya ayaa waxaa soo dejiyey qaar ka mid ah ciidamada, iyadoo goor dhow lagu tukan doono salaada janaasada.

Allaha u naxariistee marxuumka ayaa waxaa Janaasadiiisa ka qeyb geli doono madaxda u sareysa dalka, sida Madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda

Dhowaan ayuu marxuumka u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray weerarkii lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Xamar.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15786

Posted by on Aug 4 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841