
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa inta badan taliyaasha Ciidamada Jubbalanad u dhiibay shakhsiyaad kasoo jeedo Beesha Ogaadeen.
Halkaan hoose ka akhriso magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan taliyaasha kala duwan ee Ciidamada Maamulka Jubbaland.
1:Khaalid Sheikh Abdulaahi Taliyaha nabad sugida Jubaland Qabiilkiisa: Ogaadeen Tolomoge.
2: C/risaaq Cumar Foolbeer Taliye ku xigeenka nabad sugida. Qabiilkiisa Ogaadeen Ree Cabdille.
3: Tamaan Dayib Abaanduulaha nabadsugida Qabiilkiisa Ogaadeen Ree Cabdile
4: Maxamed Wali Colaad Taliyaha Ciidamada dharcada Qabiilkiisa Raxanwayn, laakiinse Reer Cabdile ayaa reer Abti u ah.
5: Taliyaha amniga garoonka Kismaayo Sidiiq Maxamuud dhogor. Qabiilkiisa Ogaadeen Cawlyahan.
6: Taliyaha amniga Dakada Kismaayo Isaaq dakadey Ogaadeen Tolomoge.
7: Taliyaha booliska Jubaland Maxamed Naasir Guul Ogaadeen Ree Cabdille
8: Taliyaha ciidamada Daraawiishata Jubaland Aadaan Koojaar Ogaadeen Ree isaaq.
9: Axmed Cumar Saahid Niiniile Abaaduulaha Ciidamada Daraawiishta Jubaland Ogaadeen Ree Cabdille
10: Taliyaha ciidamada Danab Xassan Maxamed Ciraaqi Ogaadeen Makaahiil.
- Taliyaha ciidamada Isku dhafka qaybta 43-aad Cabdi Xukun Ogaadeen Makaahiil
- Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Jubaland Mahad Yaxbul Ogaadeen Ree Cabdile. Iyo qaar kale.
46 total views, 1 views today