600 Itoobiya Oo Weerar Ku Ah Axmed Madoobe, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Itoobiya Oo Weerar Ku Ah Axmed Madoobe,

Dowladda Ethiopia ayaa gacan ka gaysanaysa sidii meesha looga saari lahaa madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe.

Maamulka ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa taageerada kala noqday Axmed Madoobe, islamarkaana doonaya inuu meesha ka baxo, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi.

Itoobiya ayaa la sheegay inaysan dooneyn in hoggaamiye kooxeed dambe uu jago saameyn leh kasii hayo Soomaaliya.

Itoobiya oo ay aad isugu dhow yihiin madaxweyne Farmaajo ayaa ku caawineysa in ay meesha ka baxaan madaxda maamul goboleedyada uusan rabin madaxweynaha.

Kal hore ayaa dowladda waxay ugu guuleysatay inay meesha ka saarto madaxweynayaashii Koonfur Galbeed, iyo Galmudug, halka HirShabelle ay heshiis la gashay.

Doorashada madaxweynaha Jubaland ayaa dhaceysa 21-ka bishan August, hase yeeshee illaa iyo hadda ma muuqdaan astaamo muujinaya in Axmed Madoobe uusan soo noqon doonin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...