Daawo:Taliska Muuse Biixi Oo Caare Ku Sheegay Laan Kamid ah Xisbiga Wadani,

Wasiirka warfaafinta Taliska Muuse Biixi cabdi ayaa Hogaamiyaha Jabhada Dulmi Diid Cormayl Caare Ku Tilmaamay Laan ma Farac Kamid ah Xisbiga Cabdiraxmaan Ciro Ee wadani,