War Deg Deg Ah:Gudoomiye Yariisow Oo Hada Geeriyooday
Doha{ Khaatumonews }Allaha u naxariiste waxaa goor dhow geeriyooday Gudoomiyihi Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxman Yariisow kaasoo ku dhaawacmay Qaraxii Todobaadki la soo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.