600 Deg Deg:Isimo Alshabaab La kulmay Oo La xidh xidhay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Isimo Alshabaab La kulmay Oo La xidh xidhay,

Guddoomiyaha Degmada Buula Burde ee Gobalka Hiiraan Cabdi Casiis Duurow ayaa sheegay in odayaal dhaqameed la kulmay Al-Shabaab ay u xireen Degmadaasi.

Tirada odayaasha la xiray ayaa waxaa lagu sheegay in ay gaarayaan ilaa iyo 5 qof, kuwaasi la tilmaamay in ay kulan la soo qaateen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in tilaabo adag ay ka qaadi doonaan odayaasha ay xireen, islamarkaana waxaa uu sheegay in odayaal kale hada ay baadi goobayaan, kuwaasi oo ku sugan bartamaha degmada Buula burde ee Gobalka Hiiraan.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa waxaa uu digniin u diray odayaasha xiligan doonaya in ay kulan la qaataan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

15-ka July ayay ahayd markii ay Al-Shabaab ay soo saareen amar ay ku fareyso Odayaal Dhaqameedyadda ka qaybgalay doorashadii 2017-kii in ay si degdeg ah ku yimaadan degaanada ay maamulan.

Warsaxaafadeedka ayay ku sheegtay Al-Shabaab in ay khaarijin doonto odayaasha aanan u hogaan-samin fariintooda, inta fulisana ayay sheegtey in ay “ammaan siin doonto

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...