DAAWO:Live Dabaaldaga Sanad Guuradii 21 Aad Ee Puntland Oo Garoowe Ka socota

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo, sannad-guurada 21-aaad ee ka soo wareegtay aas’aaskii Puntland, ayaa hadda ka socota barxadda weyn ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasabadda waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan,guddoonka labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, guddoonka Golaha Wakiilada Puntland, xildhibaanno, xubno ka tirsan Golaha xukuumadda Puntland, marti sharaf kale iyo boqollaal dadweyne ah.