Waxaa magaalada Kismaayo lagu xiray guddoomiyihii guddigii doorashadii Jubbaland, garabka la mac baxay Isbedel doonka ee Madaxweynaha u doortay Cabdirashiid Xidig. Ninkaan oo laggu magacaabo Bakaal Cabdullaahi Kooke ayaa sidoo kale waxa uu ka tirsanyahay Xildhibaanada garabka is bedel doonka ee uu hoggaamiyo Cabdirashiid Xidig. Galabta ayaa lagu xiray GaroonkaContinue Reading

Booliiska Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku xiray wasiirkii Hore amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Nuur Janan, Wasiir Cabdirashiid Janaan ayaa Bishii Lixaad ee Sanadkan Ka soo Fakaday Jubaland isagoo wasiir ah Islamarkaana waxaa uu iska soo dhiibay Xamar . Qorshaha uu Xamar ku yimid WasiirkiiContinue Reading

Ciidamada booliska magaalada Burco ayaa albaabada isugu dhuftay maqaaxida laga cunteeyo ee Warsan, oo lagu sameyn jiray cuntada Itoobiyaanka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ciidanka ayaa sidoo kale xabsiga u taxaabay dadkii Itoobiyaanka ahaa ee halkaasi ka shaqeynayay. Culimada gobolka Togdheer ayaa la sheegay in ay meheraddan ku soo eedeeyeen inContinue Reading

Ciidanka AMISOM ee gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa saldhigyo ka sameystay goobo ay ka mid yihiin Garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Dhuusamareeb. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa sidoo kale Magaalada ka socda kulamo u dhaxeeya Odayaasha dhaqanka, Mas’uuliyiinta Ahlusunna iyo kuwa dowladda ee maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa MagaaladaContinue Reading

Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma ayaa goordhaw ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Gen. Tigabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa waxaa Garoonka dayuuradaha ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidanka xooggaContinue Reading