dahabshiil

Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Si Calaacal Ah Uga Jawaabtay Hadalkii Mahdi,

Maamulka somaliland ayaa si aad u dabacsan uga jawaabay hadal xalay ka soo yeedhay Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) .

Mahdi ayaa sheegay in Dadka Gobolada Waqooyi Dagan aysan Ku mideesnan Mowqifka Ah In Soomaaliya Laga Goosto islamarkaana dad badan oo aaminsan Midnimada soomaaliya ay joogan Waqooyi.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Hadalkiisa waxaa ka jawaabay Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland kaaso sheegay in ay layaab ku noqotay hadalka Mahdi ka soo yeedhay islamarkaana wali nin ka soo jeeda somaliland oo xamar jooga uusan odhan hadalkaasi,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15694

Posted by on Jul 31 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841