dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dawladda Soomaaliya Oo Tidhi “Gobolada Waqooyi Kuma Midaysa In Soomaaliya Laga Goostso”

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dadka ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya aysan ka midaysneyn go’itaanka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in gebi ahaanba aysan jirin aragti goosasho oo ay ku midaysan yihiin bulshada shacabka ku nool gobollada Waqooyi ee dalka Soomaaliya (Somaliland) balse go’itaanka ay ku kala qaysan yihiin bulshada halkaasi deggan.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Dunidu ay Soomaaliya u aqoonsantahay hal dal iyo hal dowlad oo aysan jirin dowlad ka madax-bannaan Soomaaliya oo la yiraahdo Somaliland “Dunida Hal dal ayay aqoonsan tahay oo aan baasaboorkiisa ku safarno, shahaadooyinkiisa la tastiiqiyo” ayuu yiri Khadar

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed waxaa kale oo uu sheegay in loo baahanyahay wada-hadal in la furo si loo qanciyo tabashooyinka ay qabto Somaliland”haddii la wada jirayo waa in sifo iyo sharci dastuuri ah ku dhisan oo loo wada hadlo, qofka aragtidaas qaba u ogolaado qofka aragtida ka soo horjeeda qabo, 30 sano ayaa mareynaa, maxaa xal ah waa in la furaa doodo”ayuu sii raaciyay.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=15668

Posted by on Jul 31 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841